Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhagayso Xasaasi :- Top News Prof Togan oo Habargidir Iyo Abgaal Cay kala duldhacay kuna Tilmaamay Kuwo Aan Alle aqoonin &Shaqsiyaad qaas ah (TOP MAQAL)

Prof Maxamed Siyad Togane oo kamid ah Aqoonyahanada somaliyeed ee Qurba joogta ah ayaa si aan Gambasho lahayn Weraar afka ah ku qaaday Madaxweynaha soomaliya Xasan sheekh iyo Xisbiga Dam-Jadiid.

Togane ayaa shegay in sanadkan Cusub ee 2014 loo bahanyahay in laga guulaysto wax uu ugu yeeray Dad kusoo duulay dhul dad kale ay leyihiin isagoo shegay in lo bahanyahy in laga guulayso Xasan sheekh iyo Beeshiisa,waxana uu shegay in sanadkan ay noqon doonto sanad ay umada somaliyeed Gacmaha is qabsadaan.

“Walaahi Bilaahi Talaahi sow Dhaar ma aha Hadii 10 qof oo soomali oo la helo oo dacaad ah oo muslim ah oo an munafiqiin ahayn wadankas wax badan ayaa iska badalaya Xasan Xoolo iyo Damal-Jadiid waa so cararayaan Habar Gidir waa so Cararaysa Tuugada Abgaal waa so cararayaan inta ay Habar Gidir ku duulayso marka iyo Biyimaal dad masaakin ah iyaga soo carari lahaa marka waa Aduunyo Gudoon”ayuu yiri Prof Togane.

Dhinaca kale Togane ayaa shegay in sanadka uu u bixiyeey Sanadkan Tusbaxa iyo Firinbiga,isagoona dhinaca kale sheegay in an Nabad laga helayn Beelaha Habar Gidir iyo Abgaal.

“Habar Gidir iyo Abgaal mayaqanaan ilaahay waana sababta an Nabad looga looga helayn marka sanadkan Cusub waxaan Rabnaa in shaqsi walba oo soomali ah oo muslim ah uu qaato Tusbaxa”sidaas Waxaa hadalkiisa kusii Daray Prof Togane.

Dhinaca Puntland ayuu so hadal qaaday oo uu shegay in sadex qabiil ay isku bad badalaan Madaxtinimada Puntland ,isago shegay in Beelaha Qaar la ilaaway.

Waxa uu shegay in gabay uu katirayeey Puntland uu ku sheegay in Qabilada Ciise Maxamuud Cismaan Maxamuud iyo Cumar maxamuud ay isku bad badaleen Madaxtinimada Puntland,wuxuna Togane shegay in uu Aminsanyahay mar hadii xaalku saas yahay in uu u Aqoonsanayo sadexdaas qabiil Hawiye .
Hoos Kadhagayso Waraysi Xasaasi ah oo Dhinacyo Badan Taabanaya

HALKAN RIIX OO KA DHAGEYSO


ifiyaha@gmail.com

Hoose Ku Qor Fikradaada ( 0)